Day: May 6, 2019
Somali News

Hoos u dhac ku yimid Suuqyada Shiinaha kadib hanjaabadii madaxwayne Trump

Muqdisho-KNN-Suuqyada dalka Shiinaha ayaa laga dareemay hoos u dhac maanta oo Isniin ah kadib markii madaxwaynaha dalka Mareykanka uu ku hanjabay in uu.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (06-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (06-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (06-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida Amb.Cali Kiimiko.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Amb. Maxamed Warsame Cali Kiimiko oo xalay ku geeriyoodey.

Read More
Somali News

Maxkamada Ciidamada qalabka sida oo maanta xukun riday.

Muqdisho-KNN-Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday Dable Axmed Maxamed Xuseen oo ka tirsan Ciidamada Booliska.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:–Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Shirkii Dowladda dhexe iyo dowlad Gobaleedyada oo maalintii labaad ka socda Garoowe.

Muqdisho-KNN-Magaalada Garoowe ayaa saakay waxaa maalintii 2aad ka soconaya shirka madaxda dowladda dhexe , kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka iyo maamulka gobolka.

Read More
Somali News

Diyaarado dagaal oo duqeymo ka fuliyay Gobalka Bari

Muqdisho-KNN-Diyaarado dagaal ayaa duqeymo waxaa ay ka fuliyeen buuraleyda Cal-miskaad oo ka tirsan gobolka Bari Duqeynta oo sida la sheegay lala beegsaday xubno.

Read More
Somali News

Deegaanada Galmudug oo Maanta aan laga Soomin

Muqdisho-KNN-Deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud ayaa maanta laga soomin xilli inta badan dalka maalinta 1-aad la sooman yahay. Degmooyinka kala ah Dhuusmaareeb, Guriceel,.

Read More