Day: May 14, 2019
Somali News

Midowga Yurub oo ku baaqay in wada hadal lagu dhameeyo xiisada u dhaxeysa Mareykanka iyo Iran

Muqdisho-KNN-Midowga Yurub ayaa ka digay in ay sii kororto xiisada u dhaxayso dalalka Mareykanka iyo Iran sanad kadib markii uu Mareykanku iskaga baxay.

Read More
Somali News

IMF oo sheegtay in Soomaaliya ka gudubtay wajiga sadaxaad ee Barnaamijka deyn cafinta SMP3

Muqdisho-KNN-War Qoraal ah oo ka soo baxay Hay’adda Lacagta Aduunka ayaa lagu sheegay in Hay’adda iyo dowladda Federaalka soomaaliya ay isku afgarteen ka.

Read More
Somali News

Kuuriyada Waqooyi oo Mareykanka ka dalbatay in ay siidayso Markab ay dhowaan ka qabsatay

Muqdisho-KNN-Kuuriyada Waqooyi ayaa sharci daro ku tilmaamtay markab ay dhawaantan ka qabsatay dowlada Mareykanka iyadoona ka dalbatay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (14-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports Uncategorized

Barnaamijka Ciyaaraha (14-05-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (14-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

SAWIRRO:-Faahfaahin:- Qaraxii ka dhacay Xarunta Degmada Warta Nabada ee Muqdisho

Muqdisho-KNN-Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa ay ka soo baxayaan  gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarax  oo ka dhacay Xarunta Degmada Warta Nabada ee.

Read More
Somali News

DEG DEG:- Qarax Goordhow ka dhacay xarunta degmada Warta Nabada ee Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax xoogan ayaa goordow waxaa laga maqlay guud ahaan degmooyinka  ka tirsan Gobalka Banaadir. Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay nawaaxiga xarunta .

Read More
Somali News

Taliye Odawaa oo Sheegay in Xubno Al-Shabaab ah ay xalay ku dileen Bariire.

Afgooye-KNN-Dagaalamayaal ka tirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar waxaa ay ku qaadeen Deegaanka Bariire ee Gobolka Sh/Hoose, iyaga oo labo jiho ka soo.

Read More
Somali News

Guddoomiye Yariisow oo fal-danbiyeed ku tilmaamay Imtixaanka la xaday

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa fal-danbiyeed weyn oo u baahan in caddaaladda la horgeeyo dadkii.

Read More