Day: May 14, 2019
Somali News

Banaanbax ka socda Beledweyne iyo Arday dhaawac soo gaaray.

Beledweyne-KNN-Waxaa banaanbax saakay uu ka soconayaa Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan, kaasi oo ay dhigayaan ardayda Soomaaliyeed, iyagoo ka cabanaya go’aankii ka soo.

Read More
Somali News

Dowladda Sri Lanka oo sheegtay in ay la dagaalameeyso muslim Nacaybka.

Muqdisho-KNN-Dowladda Sri Lanka ayaa qayb ahaa qaaday Bandowgii wdanka saarnaa habeenkii oo dhan kadib markii ay kordheen falal ka ka dhanka ah Muslimiinta,.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamada:-Cabdi Risaaq.

Read More
Somali News

DEG DEG:-Ardayda Soomaaliyeed oo Saakay banaanbax ka dhigaya Muqdisho

Muqdisho-KNN-Banaanbax ay dhigayaan Ardayda Soomaaliyeed ayaa saakay waxaa uu ka soconayaa qeybo ka mid ah wadooyinka waa weyn ee Magaalada Muqdisho. Arintan ayaa.

Read More
News in English

Ex-Somali colonel faces civil trial in US alleging torture

Mogadishu-KNN–A northern Virginia man who served decades ago as a colonel in the Somali Army is facing accusations in a federal courtroom that.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (14-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dowladda Shiinaha oo Canshuur aar-goosi ah ku soo rogtay Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Shiinaha ayaa sheegay in uu soo rogayo Canshuuro dhan $60 billion oo uu saarayo Alaabta ka timaada Mareeykanka taasi oo bilaabaneeysa 1 Jun, waa talaabo.

Read More
Somali News

Koox hubeysan oo xalay Guddoomiye ku xigeen hore ku dilay Boondheere.

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan ayaa xalay waxaa ay degmada Boondheere ku dileen Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Amniga iyo Siyaasada degmadaas oo lagu Magacaabi jiray.

Read More
Somali News

Soomaaliland oo ka hadashay dadkii ku dhintay roobkii ka da’ay Hargeysa.

Hargeysa-KNN-Inta la xaqiijiyay shan qof ayaa ku geeriyootay roobkii  shalay ka da’ay magaalada Hargeysa. Saddex dhalinyaro ah oo wada socday ayaa gaari wada.

Read More
Somali News

Madaxweyne Deni oo Faahfaahiyay Shirkii ku soo idlaaday Garoowe.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Denni oo warbaahinta kula hadlay madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa faahfaahin ka bixiyey shirarkii dhowaan ka qabsoomay  Magaalada.

Read More