Day: May 14, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (14-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (14=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (14=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo.

Read More
News in English

4 Killed in Mogadishu District HQ Blast

Mogadishu-KNN-Police in Somalia say four people were killed Tuesday when a suicide bomber hit offices in the Warta Nabadda district of Mogadishu. Witnesses.

Read More
Somali News

Waare oo sheegay in hada kadib Hir-Shabeelle ay u madax banaantahay Imtixaanka deegaanadeda

Jowhar-KNN-Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo maanta Fagaare ku yaal magaalada Jowhar kula hadlay  Arday dhigaysay banaanbaxyo iyo waaliintood ayaa waxa uu sheegay.

Read More
Somali News

mas’uuliyiin Muqdisho kuyeeshay Kulan lagu taageeray go’aankii Wasiir Goodax

Muqdisho-KNN-Iyadoo inta badan magaalooyinka waawey ee gobolada dalka ay maanta ka dhaceen  mudaharaadyo looga soo horjeedo go’aankii Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ay ku hakisay.

Read More
News in English

Somalia cancels national exams, students protest

Mogadishu-KNN-National secondary exams in Somalia have been cancelled by authorities after papers were leaked on social media platforms, the Minister of Education confirmed.

Read More
Somali News

Shan Xisbi siyaasadeed oo ka hadlay sharciga doorashooyinka dalka

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa waxay kaga hadleen aratidooda ku aadan doorashooyinka dalka ka dhici doona, iyagoo soo jeediyay.

Read More
Somali News

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Koonfur Afrika-KNN-Burcad hubeysan oo Koonfur Afrikaan ah Ayaa Muwaadin  Soomaaliyeed Ku Dilay goobtiisa ganacsi oo ku taala duleedka magaalada Cape town Ee Dalka.

Read More
Somali News

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax nuuciisu ahaa Miino dhulka lagu aasay ayaa salaadii Duhur ka hor ee maanta waxa uu ka dhacay agagaarka Jaamacadda Shabeelle ee duleedka.

Read More