Day: May 17, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Sare Ee Radio Kulmiye (17-05-2019)

Muqdisho-KNN:-Barnaamijka Tar-tan Aqooneed Dugsiyada Sare ee Radio Kulmiye oo ay maal-gelineyso Jaamacadda Salaama, sidoo kale Su’aalaha Barnaamijka ay diyaarisay isla Jaamacadda Salaama ee.

Read More
Somali News

Sawirro:-Banaanbax Soomaali ay dhigeyso oo ka socda gobol ka tirsan dalka Koonfur Afrika

Koonfur Afrika-KNN-Soomaalida Ku Nool Magaalada Polokwane Gobolka Limpopo ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxa ay banaan baxyo waaweyn saakay ka hor dhigeen Maxkamadda.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xaaf oo sheegay in madaxda Dowladda dhexe ay dhibaato ku yihiin Galmudug iyo Jubbaland

Nairobi-KNN-Madaxwaynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa  xalay ka qayb galay Kulan ay soo agaasimeen Jaaliyadda Deegaanada Galmudug ka soo jeeda  ee.

Read More
Somali News

Faahfaahin:- Askar ka tirsan Puntland oo xalay lagu qarxiyay Boosaaso

Boosaaso-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo xalay ka dhacay Bartamaha Magaalada Boosaaso ee Gobalka Bari. Inta la ogyahay 3.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00AM (17-05-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Askar ka wada tirsan Soomaaliland oo ku dagaalamay Laascaanood

Laascaanood-KNN-Wararka naga soo gaaraya  magaalada Laascaanood ee  gobolka Sool ayaa sheegaya in xalay halkaasi uu iska hor imaad ku dhexmaray askar ka wada-tirsan.

Read More
Somali News

Mareykanka oo Taalibaan u celinaya kharashkii uga baxay ka qeybgalka shirarkii Dooxa

Muqdisho-KNN-Maamulka madaxweyne Trump ayaa in muddo ahba doonayay in Taalibaanka dalka Afqaanistaan uu dib ugu celiyo kharashaadkii kaga baxay wadahadallada nabadda ee dhawaan.

Read More
Somali News

Qiimaha Xajka iyo shirkadaha daabulaya xujeyda oo la shaaciyey

Muqdisho-KNN-Guddiga loo xilsaarey diyaarinta adeegyada xujeyda sanadkan ayaa soo saarey go’aano ku aadan arrimaha xajka, iyagoo ku dhawaaqey in shirkadihii ku guuleystey adeega.

Read More