Day: May 17, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (17-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (17=05=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:– Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  Iyo.

Read More
Somali News

Maxaabiis ku xirneed Xabsiyada Kenya oo maanta Muqdisho laga soo dajiyay

Muqdisho-KNN-Dowladda Soomaaliya ayaa dalka dib ugu soo celisay 35 muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsiyada dalka Kenya. Muwaadiniinta ayaa waxaa la socday Qunsulka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Biixi oo Cafis u fidiyay Maxaabiis tiradooda gaaraysa 517 qof

Hargeysa-KNN-Wareegto ka soo baxday Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa cafis loogu fidiyay Dhamaan Maxaabiista dembiyada kala duwan ka galay deegaanada Soomaaliland..

Read More
Somali News

Madaxweyne Lafta Gareen iyo odayaasha Koofur Galbeed oo ka shiray Arinta Roobow

Baydhabo-KNN-Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ) iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa.

Read More
Somali News

Wakiiladii imtixaanka dowladda ee deegaanada Hirshabelle oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Jowhar-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Saraakiishii kormeerayaasha Imtixaanada ee ka socday wasaaradda Waxbarashada ku sugnaa deegaanada Hirshabelle la sheegay in ay.

Read More
Somali News

Wasiirka gaashaandhiga oo Sheegay in culeys badan ay saareen Al-Shabaabka ku sugan Shabeellooyinka

Muqisho-KNN-Xasan Cali Maxamed (Amar Danbe)  Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya  oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa waxaa uu faahfaahin ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah.

Read More
Somali News

Diyaar garowga Xuska 18 may oo laga dareemayo deegaanada Soomaaliland.

Muqdisho-KNN-Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan magaalooyinka waa weyn ee Soomaaliland ayaa maanta waxaa laga dareemayaa diyaar garowga xuska maalinta 18 may oo ah.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo sheegtay in ay la wareegeen Saldhig ay Ciidanka Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Diif

Muqdisho-KNN-Dagalamayaasha  Alshabaab ayaa xalay weerar dhowr jiho ah ku qaaday saldhig ciidamada maamulka Jubbaland ay ku lahaayeen degaanka Diif ee gobolkada Jubbada hoose..

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (17-05-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More