Month: June 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (29-06-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka guddoomay Suldaanka Cummaan hambalyo ku aaddan Todobaadka Xurriyadda

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka guddoomay Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad.

Read More
Somali News

Sarkaal katirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay NISA

Muqdisho-KNN-Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaacisay in uu siku soo dhiibay Sarkaal sare oo ka tirsanaa dagaalamayaaasha Al-Shabaab..

Read More
Somali News

Soo xulista Xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo dhawan ka bilaabaneysa Kismaayo

Kismaayo-KNN-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ahna xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa waxaa kusii qul qulaya Odayaasha dhaqanka deegaanada Maamulka Jubbaland.

Read More
Somali News

Dibadbaxyo waawayn oo laga qorsheenayo dalka Suudaan

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyaasha mucaaradka dalka Suudaan ayaa abaabulaya in ay dib usoo celiyaan dibadbaxyadii dalkaasi xilli lagu wado in maalinta Axadda uu dhaco  mudaaharaad aad.

Read More
Somali News

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo maanta tagaya deegaano kale oo katirsan Galmudug

Caabudwaaq-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa lafilayaa in uu safar ku tago deegaano hor leh oo ka tirsan Gobolka Galgaduud. Xasan Cali.

Read More
Somali News

Mareykanka iyo Shiinaha oo dib u bilaabaya Wadahadaloodii Ganacsi

Muqdisho-KNN-Dowladaha Shiinaha iyo Mareykanka ayaa isku afgartay in dib loosoo celiyo wahadaladii ganacsi ee u dhaxeeyay labada dhinac, kuwaas oo horay hakad u.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (29-06-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

DHAGEYSO:-Barnaamijka Cayaaraha (29-06-2019)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maxamed Shuuriye Nuur (Barakaad):- Farsamadii:-C/risaaq Xasan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Qanyare

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.

Read More