Month: June 2019
Somali News

Booliiska Soomaaliya oo soo qabtay Nin loo heysto dilka Gabar dhowaan meydkeeda laga helay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidanka Booliska ayaa gacanta ku soo dhigay Bishaar Cabdirisaaq Maxamed oo ku eedeysan inuu ka dambeeyay dilkii loo gaystay Suleeqo Yuusuf Axmed.

Read More
Somali News

Shirka amniga Caasimadda oo xalay lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu qabtay shirka amniga Caasimadda, kaas oo ay iskugu yimaadeen Taliyaasha Ciidamada qalabka sida iyo maamulka Gobolka Banaadir. Kulanka.

Read More
Somali News

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho kulana laqaatay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya  Ahmed Shide. Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (29=06=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Botswana kaga qeyb galay shirka Ciidanka Qaaradda Afrika

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe)  ayaa ka warbixiyey shirk u saabsan ciidamada Afrika oo uu kaga qeyb galay.

Read More
Somali News

RW Khayre oo maanta lagu soo dhaweeyay Huurshe iyo Xeraale

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabudwaaq ayaa.

Read More
Somali News

Gen. Haftar oo amray weerar ka dhan ah shirkadaha Turkiga ee ku sugan dalka Liibiya

Muqdisho-KNN-Taliyaha Dagaalamayaasha  ku sugan bariga Liibiya Gen. Khalifa Haftar ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in uu mamnuucay duulimaadyada diyaaradaha Turkiga ee isaga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (29=06=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  iyo  Maxamed Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (29-06-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye {29-06-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta kalamaan:-      

Read More