Month: June 2019
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Salaadda Janaasada ee Marxuum Maxamed Qanyare

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo mas’uuliyiin kale, ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax,.

Read More
Somali News

Maxkamadda Racfaanka Puntland oo xukun ku riday raggii loo heystay Dilkii Caa’isha Ilyaas

Garowe-KNN-Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Nugaal ayaa saakay markale dhegaysatay dacwadda loo haysto Seddax Nin oo ku eedaysan Kiiskii kufsiga iyo dilka iskugujiray ee.

Read More
Somali News

Military-ga Suudaan oo ka digay Banaanbax dhiig ku daato oo ka dhaca dalkaas

Muqdisho-KNN-Ciidanka military-ga Suudaan ayaa ka digay in Banaanbaxa maanta la qorsheeyay uu dhiig ku daato, iyagoo sheegay in masuulyadda wixii dhaca ay qaadanayaan.

Read More
Somali News

Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo ka wada hadlay shaqaaqadii ka dhacday Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb

Gaalkacyo-KNN-Laba Guddi oo ka kala socda Xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka.

Read More
Somali News

Dowladda Liibiya oo sheegtay in Mareykanku hubeeyo mucaaradkeeda

Muqdisho-KNN-Saraakiisha military-ga Liibiya ee Dowladda Caalamku aqoonsanyahay  ayaa sheegay  in ay lasoo wareegen hub uu lahaa ciida nka uu hogamiyo General Khaliifa Haftar.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {30-06-2019}=suuratu Yoosin=Darsigii-16Aad-Q {261}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-06-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Maxamed Cali Maxamed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (30-06-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Qareen kamid ah difaacayaashii ragga ku eedeysan dilkii Caa’sha Ilyaas oo Xabsiga loo taxaabay

Garowe-KNN-Mustaf Maxamed Jaamac oo kamid ahaay Qareennadii u doodayey Seddaxdii eedeysane ee looheystay kiiska Caa’isha Ilyaas Aadan, ayaa Maxkamadda darajada kowaad ee Gobolka.

Read More
Somali News

Madaxweyne Dani oo magacaabay Taliyaal iyo Mas’uuliyiin kale

Garowe-KNN-Madaxweynaha maamulka  Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, ayaa dikreetooyin is xigay oo kasoo baxay xaafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaal ciidan iyo mas’uuliyiin kale.

Read More