Day: July 9, 2019
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (09-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Dad Shacab ah oo ku dhintay qarax ka dhacay Dhoobley.

Dhoobley-KNN-Qarax miino ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose. Qaraxaan oo ahaa miinada nooca dhulka lagu aaso.

Read More
Somali News

Mareykanka oo meel mariyay balaayiin doolar oo ay hub kaga iibsanayaan Taiwan.

Muqdisho-KNN-Wasaarada arimaha dibada ee Mareykanka ayaa meel marisay balaayiin doolar oo hub lakaga iibinayo Jasiirada Taiwan oo isku aragta dal kamadax banaan Shiinaha.

Read More
Somali News

Guddoomiye Yariisow oo digniin u diray askarta ka tirsan Ciidanka Xoogga.

Muqdisho-KNN-Shir looga hadlayay amniga caasimada ayaa xalay waxaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho  Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay saraakiisha booliska soomaaliya xubno Ka kala.

Read More