Day: July 15, 2019
Somali News

Faah-faahin Dhul-gariir Xalay ka dhacay Xeebaha Badda-Cas ee Gobolka Bari

Boosaaso-KNN-Waxaa faah-faahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan dhul-gariir cabbirkiisu yahay 4.8 heerka cabiraada dhul gariirada oo xalay ku dhuftay gudaha  Badda Cas meel.

Read More
Somali News

Mareykanka oo Bilaabay Qab Qabashada Muhaajiriinta aanan Diiwan Gashaneyn.

Muqdisho-KNN-Mas’uuliyiinta dowladda Mareykanka ayaa bilaabay hawlgal lagu qab qabanayo muhaajiriinta aanan diiwan gashaneen ee ku nool gudaha dalkaasi, Qab qabashada muhaajiriintaas ayaa timid.

Read More
Somali News

Wafdi heer Caalami ah oo gaaray Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Waxaa magaalada Kismaayo ee Gobalka Jubbada Hoose gaaray maanta wafdi uu hoggaaminayo Ergayga Qaramada Midoobey ee dhowaan loosoo magacaabay Soomaaliya James Swan. Mas’uuliyiin.

Read More
Somali News

Quwadaha Yurub oo ka Digay in uu Burburo Heshiiskii Niyukleerka Iran.

Muqdisho-KNN-Wadamada yurub ee qaybta ka ah heshiiskii Niyukleerka ee 2015-kii Iiraan lagaleen quwadaha Caalamka ayaa ka digay in qayb ahaan uu bur buro.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo u yeeray Odayaasha Dhaqanka.

Muqdisho-KNN-Al-shabaab ayaa soo saaray war ay odoyaasha dhaqanka ugu sheegeen in ay iska soo diiwaan geliyaan deegaanadda ay maamulaan ee koofurta iyo Bartamaha.

Read More
Somali News Uncategorized

WARKA DUHUR (15-07-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (15-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (15-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Maxamuud {Tuuryare} :- Farsamadii:-Maxamed.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare oo Maanta Gaaray Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo  ayaa maanta waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga oo ka ambabaxay.

Read More
Somali News

Dhul Gariir ku dhuftay Gobalka Bari.

Boosaaso-KNN-Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhul-gariir cabbirkiisu yahay 5.0 magnitude oo xalay ku dhuftay gacanka Gardafu  oo kala qeybiya badweynta Hindiya.

Read More