Day: July 15, 2019
Somali News

Madaxweyne Waare oo Maanta ku wajahan Dhuusamareeb.

Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdi Waare Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle oo ku sugan Magalada Baladweyne ee XGobolka Hiiraan ayaa Maanta lagu wadaa  in uu u ambabaxo  Magalada.

Read More
Somali News

Xanuunka Ebola oo gaaray dhul hor leh ee Jamhuuriyadda Demoqaraadiga ah ee Congo

Muqdisho-KNN-Jamhuuriyadda Dimoqaraadiga ah ee Congo ayaa xaqiijisay in kiiskii ugu horeeyay ee xanuunka Ebola laga helay magaaladda Goma oo ay deganyihiin dad ka.

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dad ku sumoobay caano ay cabeen

Muqdisho-KNN-Kaddib markii magaalada Gamboole ee gobalka Shabeellada dhexe lagu arkay dad lagu sheegay inuu soo ritay cudur aanan la aqoon,  kaasi oo dilay.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {15-07-2019}=suuratu Huud=Darsigii-11Aad-Q {273}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (15-07-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye :- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamada:-Maxamed Dalaal.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (15-07-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee koofur Africa oo loo heysto musuq uu sameeyay intii uu xilka hayay.

Muqdisho-KNN-Madaxwaynihii hore ee Koonfur Africa Jacob Zuma yaa su’aalo la xiriira eedeymo musuqmaasuq la waydiin doonaa iyada oo telfishinda dalkaasi si toos ah.

Read More
Somali News

Madaxweyne Trump oo weerar afka ah ku qaaday Ilhaan Cumar iyo Gabdho kale.

Muqdisho-KNN-Madaxweyne Donald Trump ayaa Weerar Afka ah waxaa uu ku qaaday Gabdho ka tirsan Congress-ka Mareykanka oo ay ka mid tahay Ilhaan Cumar.

Read More
Somali News

Jubbaland oo digniin u dirtay gaadiidleyda ka howlgala Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Taliyaha ciidanka nabad-gelyada waddooyinka degmada Kismaayo Bashiir Xiis Khaliif ayaa digniin u diray qaar kamid ah Darawalada gaadiidka dadweynaha oo uu sheegay in.

Read More
Somali News

Guddoomiye Yariisow oo laamaha amniga faray in ay ka hortagaan kooxaha dhaca ka geysta Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo guddoomiyey shirka Amniga Caasimadda ayaa bogaadiyey olalaha la dagaalannka burcadda hubaysan.

Read More