Month: August 2019
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (02=08=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo Farxiyo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo sagootiyey wafdigii ka socday Dowlada.

Siciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha Puntland ayaa galabta Garoowe ka sagootiyey Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan Guddoomiyaha Golaha Soomaaliya oo Puntland u tagay ka qeybgalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (02=08=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Dhacdooyinka Todobaadka oo aad maalinta Jimcaha ka dhageysataan idaacada Kulmiye Ee Magaalada Muqdisho. Dhacdooyinka Todobaadka waxaa Soo jeediya:-Cali Ibraahim.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo la kulmay Odayaal uu ku wareejiyay maxaabiis

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha  Somaliland ayaa la kulmay wefti madax-dhaqameed ah oo uu hoggaaminayo Maxamed Xasan Xaad guddoomiyaha dhaqanka beelaha Hawiye. Bahda dhaqanku.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka Wariyaha (02=08=2019)

Muqdisho:-KNN:–Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka Wariyaha oo ad maalinta Jimcaha sido kale si ku celis ah habeenka sabtiga ay soo Galeyso ka.

Read More
Somali News

Dawlada Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay Amniga magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta oo Jimco ah si guud ula wareegtay ammaanka guud magaalada Dhuusamareeb. Waxaa ku sugnaa goobta lagu wareejinayay Wasiirka Amniga.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (02-08-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Faadumo.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo kulan degdeg ah la qaatay Saraakiisha ammaanka Jubbaland

Kismaayo-KNN-Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe Madaxweynaha maamulka jubbaland ayaa maanta kulan la qaatay Saraakiisha ammaanka maamulkaasi. Ujeedka kulanka dhexmaray Axmed Madoobe iyo Saraakiisha.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo sheegay in la adkeynayo Amniga Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee En: Yariisoow kaas oo gelinkii dambe ee shalay ku geeriyooday.

Read More
Somali News

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta oo ka hadashay xaalada Xujeyda Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha Diinta Soomaaliya, Cusmaan Aaden Dhuuboow oo uu wehliyo unsulka guud ee Magaalada , Ilyaas Sheekh Cumar,.

Read More