Month: August 2019
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Guddoomiye Yariisow,

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (01-08-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Guddoomiye Yariisow oo Ku geeriyooday Qatar

Muqdisho-KNN-Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa Xaqiijisay Geerida Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho.

Read More
Somali News

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Muqdisho-KNN-Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa  waxaa ay weerar ku qaadeen xarun ganacsi oo ay lahaayeen muwaadiniin Soomaaliyeed. Muwaadinka dhintay ayaa magaciisa lagu sheegay.

Read More
Somali News

Odayaal la kulmay Al-Shabaab oo lagu xiray Buulo burde.

Buula burde-KNN-Guddoomiyaha Degmada Buula burde ee Gobalka Hiiraan Cabdi Casiis Duurow oo la hadlay KNN ayaa sheegay in odayaal dhaqameed la kulmay Al-Shabaab .

Read More
Somali News

Jarmalka oo ka Hor Yimid Dalab Kaga Yimid Dowladda Mareykanka.

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Jarmalka Heiko Maas, ayaa sheegay in wadankiisa uusan ka qayb qaadan doonin isbahaysiga uu Mareykanku hogaaminayo ee ka.

Read More
Somali News

Dad ku dhintay Weerar ka dhacay Caasimada Yemen.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 32 ruux ayaa dhimatay kadib weerar loo adeegsaday qarax oo ka dhacay magaalada dakada leh ee Cadan. Qaraxa ayaa ka dhacay.

Read More
Somali News

Muqdisho oo dib loogu celiyay tahriibayaal Soomaali ah.

In ka badan shan iyo toban dhalinayaro tahriibayaal ah oo laga soo celiyay dalka Liibiya ayaa soo gaaray Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa markii ay.

Read More
Somali News

Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegay in la diyaariyay ciidamo la dagaalama Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Maxamed Xasan Cali (ammar dambe), ayaa sheegay in uu socdo dedaal lagu soo celinayo tayadii Ciidanka xoogga Dalka. Mudane; Ammar.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-08-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More