Month: August 2019
Somali News

Madaxweynaha Jabuuti oo ka tacsiyeeyay geerida Eng Yariisow.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladda Federaalkuba uga tacsiyeeyay geeridii naxdinta lahayd eek u timid Guddoomiyehii Gobolka Banaadir,.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (02-08-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Qaban qaabo lagu keenayo meydka Guddoomiye Yariisow oo socota.

Muqdisho-KNN-Allaha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisoow waxa uu ku dhashay degmadda Hodan ee gobolka Benaadir  16 kii August  1965kii.Waxbarashadiisa dugsi.

Read More
Somali News

Mareykanka oo markale kordhiyay canshuurta Badeecadaha ee Shiinaha laga keeno.

Muqdisho-KNN-Waxaa mudooyinkii dambe sii kordhaya dagaal dhanka Ganacsiga ee u dhexeeya Dalalka mareykanka iyo Shiinaha. War ka soo baxay Dowlada Mareykanka ayaa waxaa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (01=08=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasada {01-08-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Abdullaahi.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (01=08=2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdullahi Xuseen Canshuur Iyo Axmed.

Read More
Somali News

Dowladda oo Guddi u Saartay Aaska Guddoomiye Yariisow

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudan Xasan Cali Khayre ayaa magacaabay guddi ka kooban golaha wasiirrada oo ka shaqeynaya aaska guddoomiyihii gobalka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (01-08-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {01-08-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:- 

Read More