Month: August 2019
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (01-08-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo celiyay jinsiyaddiisii Mareykanka uu ka heystay.

War ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay in Madaxweyne Farmaajo uu si iskiis ah isaga celiyay dhalashadii uu ka heystay Mareykanka..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-08-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullahi Maxamed Cali:- Farsamadii:-Abdi Risaaq Hassan.

Read More
Somali News

Khayre oo Puntland ugu hambalyeey 21 guurada ka soo wareegtay Xilligii la asaasay maamulkaasi

Dhuusamareeb-KNN-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa dhammaan qeybaha kala duwan ee bulshada Dowlad Gobaleedka Puntland ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska.

Read More
Somali News

Duqeyn ka dhacday Gobalka Shabeellada Hoose.

Muqdisho-KNN-Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeymo ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobalka Shabeellada Hoose. Duqeynta ayaa waxaa ay ka dhacday deegaanka Arbacow.

Read More
Somali News

Rag ka tirsan Daacish oo maanta xukun lagu riday

Muqdisho-KNN-Maxkamada  Darajada koowaad  ee Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta waxaa ay xukun ku riday xubin sare oo ka tirsanaa Daacish Ninka ay maxkamadu.

Read More
Somali News

Cutub ka tirsan Ciidanka xoogga oo tababar kusoo qaatay Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (ammar dambe), ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhoweeyay Cutubka ka tirsan Ciidanka xoogga.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {01-08-2019}=suuratu Yuusuf=Darsigii-09Aad-Q {288}

Share Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la.

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo cambaareeyay dil loo geystay Suldaan Rashiid Durre

 Kismaayo-KNN-Madaxweynaha dowladda Jubbaland, mudane  Axmed Maxamed Islaam ( Axmed Madoobe) ayaa tacsi u diray dhamaan shacabka reer Jubbaland gaar ahaan ehelladii uu ka.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-08-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim:- Farsamada:-IMaxamed Dalaal.

Read More