Day: September 18, 2019
Somali News

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii caawa iyo halka uu ahaa bar-tilmaameedkodii

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab  ayaa sheegtay mas’uuliyadda qaraxa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada Maka Al-Mukarama, waxayna sheegeen in bar tilmaameedkoodu ahaa gaadiid.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (18=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Sawirro:-Guddiga Doorashooyinka oo Shahaado guddoonsiiyay Xisbiga Badbaadada Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta shahaadada is diiwaangalinta guddoonsiiyay xisbi siyaasadeed cusub, kaas oo loogu magacaabo Xisbiga Badbaadada Shacabka Soomaaliyeed..

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Tala Wadaag qeybtiisa Cayaaraha {18-09-2019}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed.

Read More
Somali News

Faah-faahin qarax Xildhibaan lagula eegtay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa faah-faahino dheeraad ah laga helayaa nuuca iyo khasaaraha ka dhashay Qarax Miino oo caawa ka dhacay afaafka hore ee Hotel cusub ku.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (18-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Siciid Axmed Iyo.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo qaabilay dadka qaba baahiyaha gaarka ah.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah ee ku.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (18-09-2019)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwali Abuukar.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {18-09-2019}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:- –   

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (18=09=2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More