Day: September 18, 2019
Somali News

Dhageyso: Dowladda iyo Xisbiyada oo ku loolamaya doorashada Galmudug

Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Xisbiyada ayaa u muuqda ku tartar xoogan uu ka dhaxeeyo mar ka eego dhinaca diyaar garowga loogu jiro.

Read More
Somali News

Dilalka ka dhaca Gaalkacyo oo kordhay.

Gaalkacyo-KNN-Waarar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Maleeshiyaad hubeysan oo xalay deegaano ka tirsan Bariga gobolka Mudug ku dilay Nin la sheegay in.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga iyo kuwa Jubbaland oo la wareegay deegaano ka tirsan Jubbada Hoose.

Kismaayo-KNN-Ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howl gallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose. Howl-galladan oo ahaa kuwa Qorsheysan.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo la kulmay ku xigeenka safiirka Mareykanka ee Somaliya

Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen ) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya oo safar shaqo ku jooga magaalada ayaa Safarada Dowladda Marekanka kula.

Read More
Somali News

Sucuudiga oo ku biiray Isbahaysiga Mareykanka ee ilaalada badda.

Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay ku biirayso Isbahaysiga uu hogaamiyo Mareykanka ee loogu talagalay in lagu difaaco biyaha bariga dhexe kadib.

Read More
Somali News

Natiijooyin hor dhac ah oo kasoo doorashada Israel.

Tirinta codadka ayaa bilaabatay Israel xilli malaayiin ruux ay ka qayb qaateen doorasho loo arko in ay tahay mid afti loogu qaadayo wax.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (18-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:- Xuseen.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (18-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobalka Bay

Baydhabo-KNN-Wararka ka imaanaya Gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Koonur Galbeed ay maanta howlgal qorsheysan kula wareegeen deegaano.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (18-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdullaahi Maxamed Cali }:- Farsamadii:-Abdi Risaaq.

Read More