Day: September 18, 2019
Somali News

Injineero u dhashay Turkiga oo lagu qarxiyay duleedka Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax miino ayaa maanta barqadii waxaa uu ka dhacay deegaanka Garas-baaley ee duleedka Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa waxaa uu si gaar ah kaga.

Read More
Somali News

Madaxweyne deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Garacad

Garoowe-KNN-Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta waxaa ay gaareen deegaanka Garacad oo ka tirsan  Gobolka Mudug. Masuuliyiin ka.

Read More
Somali News

Wasiirka Arimaha Gudaha oo war ka soo saaray Arimaha Galmudug.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Madaxda dalka ku bogaadiyey doorkii wanaagsanaa oo ay ka qaateen shirkii Dib-uheshiisiinta ee.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {18-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-07Aad-Q {327}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (18-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:- Maxamed Cali Maxamed :- Farsamada:-Iqra Ahmed.

Read More
Somali News

Booliska Beledweyne oo gacanta ku dhigay nin toorey ku dilay haweeney iibin jirtay Khaadka

Beledweyne-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Magaladaasi ay gacanta ku dhigeen Nin Tooreey ku dilay mid.

Read More
Somali News

Gen Odawaa oo sheegay in xubno Al-Shabaab ah lagu dilay Jubbada Hoose.

Muqdisho-KNN-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ka hadashay howlgal ay ciidamada xoogga ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobalka Jubbada Hoose. Howlgalka ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Taalibaan oo diyaar u ah inay dib u bilowdo wada xaajoodkii ay kula jireen Mareykanka

Muqdisho-KNN-Kooxda Taliban ayaa BBC u sheegay “in albaabadooda ay u furan yihiin wadaxaajood lala galo ” haddii madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump uu doonayo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (18-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

AU urges creativity to fight al-Shabab in Somalia

Mogadishu-KNN-The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has called on Djiboutian and Ethiopian forces to be more creative to enhance the fight against.

Read More