Day: September 21, 2019
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (21-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:- Maxamed Axmed Maxamuud {Tuur-yare :-.

Read More
Somali News

Madaxda Koonfur Galbeed iyo Hir-Shabeelle oo kulan la yeeshay ku-xigeenka guddoonka golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku-xigeenka koowaad golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi wali Sheikh Ibraahim Muudey ayaa xalay magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynayaasha maamulada Koonfur.

Read More
Somali News

Sucuudiga iyo Imaaraadka oo wada qorshe ka dhan ah dhismaha Dekedda Hobyo.

Muqdisho-KNN-Sida uu daabacay wargayska TheNewArab, dalalka khaliijka ayaa sara u qaaday saamaynta ay ku leeyihiin Soomaaliya. Dowladda Qatar ayaa dhawaantan ku dhawaaqday in.

Read More
Somali News

QM oo baaq lagu soo aadiyay maalinta nabadda u dirtay dadka Soomaaliyeed

Muqdisho-KNN-Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray waxa uu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeybqaataan joojinta.

Read More
Somali News

Dibadbax naadir ah oo ka dhacay dalka Masar.

Muqdisho-KNN-Booliiska dalka Masar ayaa waxay isticmaaleen sunta dadka ka ilmeysiisa si ay u kala ceyriyaan dibadbaxayal isugu soo baxay magaalada Qaahira. Waa dibadbaxii.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {21-09-2019}=Suuratu Naxli=Darsigii-09Aad-Q {329}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-  Axmed Saciid Axmed:- Farsamada:-Maxamed Dalal.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (21-09-2019)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
News in English

UN envoy to Somalia encourages all citizens to contribute peace

Mogadishu-KNN-United Nations Secretary General’s Special Representative to Somalia James Swan encouraged all Somalis to contribute peacebuilding in the country and ending the conflict,.

Read More
Somali News

Maraykanka oo ku dhawaaqay in uu ciidamo geynayo Sucuudiga

Muqdisho-KNN-Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in uu qorshaynayo in uu ciidamo u diro Sacuudi Carabiya kaddib weerarradii lagu qaaday warshadaha shidaalka ee dalkaas. Xoghayaha.

Read More