Muuse Biixi oo amray in lasoo qabto dadka hurinaya colaadaha
Hargeysa-KNN-Kulan ay yeesheen golaha wasiirrada Somaliland ayey kaga hadleen arimaha ammaan ee degaanada Somaliland, waxeyna laga soo saaray go’aano lagu adkeynayo ammaanka magaalooyinka.