Day: September 21, 2019
Somali News

Maxay ka wada hadleen Taliyaasha sirdoonka Soomaaliya iyo Angola?

Muqdisho-KNN-Waxaa 17-kii bishan September safar Muqdisho ku yimid Taliyaha sirdoonka dalka Angola Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa. Taliyaha Sirdoonka Angola ayaana.

Read More
Somali News

Kenya oo soo iibsatay diyaarado ay kula dagaasho Al-Shabaab

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa shaacisay in ku dhawaad 10 diyaaradood oo nooca dagaalka ah ay ka soo iibsatay dalka Mareykanka, sida ay xaqiijisay wasaaradda.

Read More
Somali News

Askar lagu dilay duleedka Muqdisho

Muqdisho-KNN-Waraka naga soo gaaraya deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay ku dishay labo askari oo ka tirsan.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharci muhiim u ah dalka mudana horyaalay

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Saxiixay sharciga dhismaha guddiyada la dagaalanka Musuq maasuqa oo haray ay u meel mariyeen labada.

Read More
Somali News

Iran oo sheegtay in cuneqabateynta Maraykanku ay dhibaato u horseeday shacabkeeda.

Muqdisho-KNN-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran ayaa sheegay in cuneqabateynta cusub ee Maraykanku ku soo rogay Bangiga dhexe ee dalkaasi ay tahay isku day.

Read More
Somali News

Wasiir Beyle oo ka war bixiyay hanaanka maaliyadeed ee dalka

Muqdisho-KNN-Wasiirka maaliyadda xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta ka hadlay arimaha maaliyadda dalka iyo halka ay u mareyso hanaanka deyn cafinta dalka..

Read More
Somali News

Mareykanka iyo Shiinaha oo ka wada hadlay dagaalkooda Ganacsiga

Muqdisho-KNN-Shiinaha iyo Maraykankaa ayaa Magaaladda Washington ku yeeshay wadahadallo ganacsiga ku saabsan, sida ay baahisay Wakaaladda Wararka ee Xinhua. Labadda Dowladood waxay ku.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-09-2019)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-09-2019)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Somali News

Shirka xeer ilaaliyaasha dalka oo ka furmay Baydhabo

Baydhabo-KNN-Shirka sanadlaha ah ee xeer ilaaliyaasha Soomaaliya ayaa goordhaw ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG u ah maamulka Koonfur Galbeed  Soomaaliya. Shirka.

Read More