Day: January 2, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (02=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Mukhtaar Roobow oo la sheegay inuu cuntada ka soomay

War soo baxaya ayaa sheegaya in sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu mansuur uu ku saddex ah ka soo manyahay cuntada sabab la xiriirta.

Read More
Somali News

Fanaanka Khadar Keeyow oo itoobiya lagu xiray

Laanta Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ethiopia ayaa Xabsiga U taxaabtay fanaanka Khadar Keeyow, Sababtana waxaa lagu sheegay inay tahay Khaladad Ku Yimid Documents Ethiopian.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {02-01-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasada waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maslax.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (02-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Axmed Siciid Axmed Iyo Yoonis.

Read More
Barnaamijyo Uncategorized

Barnaamijka Galab Wanaagsan (02-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {02-01-2020}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:–

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (02=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Taliyaha ciidanka booliska oo Ku baaqay in lala shaqeeyo laamaha Amniga

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa ugu baaqay bulshada inay garab istaagaan ciidanka amniga si Alshabaab looga adkaado,.

Read More
Somali News

Duqa Muqdisho oo Ku baaqay in loo midoobo dagaalka Al-shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Filish), ayaa sheegay in uu Bulshada Soomaaliyeed la qeybsanayo xanuunka iyo murugada haysta,.

Read More