Somali News

Fanaanka Khadar Keeyow oo itoobiya lagu xiray

Laanta Socdaalka iyo Jinsiyaddaha ethiopia ayaa Xabsiga U taxaabtay fanaanka Khadar Keeyow, Sababtana waxaa lagu sheegay inay tahay Khaladad Ku Yimid Documents Ethiopian oo uu watay.

Mudo 3 casho Ayuu Ku xiranyahay Xabsiga 5aad Ee Degmada Garrji Addis ababa.

Weli Maxkamad Lama Soo Taagin Waxaase la filayaa in la soo Taago Maxkamad Dhawaan.

Sida ay sheegayaan wararka qareen u doodi lahaa fanaanka ayaa loo qabtay.