Day: January 2, 2020
Somali News

Kenya oo baadi goobeysa xubna doonaya in weeraro argagaxiso ay ka geystaan dalkaasi.

Sirdoonka dalka Kenya ayaa soo bandhigay xog ku aadan in dagaalamayaal ka tirsan al-shabaab ay gudaha dalkaasi ku jiraan ayna suuro gal tahay.

Read More
Somali News

Dadka ku nool Ex- kontorool afgooye oo dhigay dibadbax ay kaga cabanayaan guryahoodii oo qaab qasab ah looga saaray.

Banaanbax ay dhigayaan dad shacab ah oo careysan ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Isgoyska Ex-Kontorool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo maalmo.

Read More
Somali News

Dad badan oo ku dhintay daadad ku dhuftay Indonesia.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 21 ruux ayaa dhimatay kadib daadad xoogan oo ku dhuftay caasimada dalka Indonesia ee Jakarta. Kooxaha cimilada qaabilsan ee dalka Indonesia.

Read More
Somali News

Baaritaano ka socda Afgooye, kadib dil ka dhacay

Afgooye-KNN-Ciidamada booliska  ayaa maanta waxaa ay baaritaano ka wadaan gudaha degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose. Howlgalladan ayaa daba socda kadib dil degmadaasi.

Read More
Somali News

Taliyaha ugu sareeyo ciidamada Taiwan oo la xaqiijiyay in uu ku dhintay shil diyaaradeed.

Taliyaha ugu sareeyo ciidamada Taiwan ayaa laxaqiijiyay in uu ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay waqooyiga jasiiradaasi. Sida ay xaqiijisay wasaarada gaashaandhiga.

Read More
Somali News

Banaanbax ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Banaanbax looga soo horjeedo weerarkii Al-Shabaab ay ka geystay Ex-kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho  ayaa maanta lagu qabto dugsiga tababarka ee booliska Soomaaliya.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (02-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (02-01-2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka oo dib ugu celiyey magacaabis uu sameeyay Wasiir Maareeye

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha rayidka ee dowladda ayaa dib ugu celiyey Wasiirka Wasaaradda Warfafainta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Agaasimayaal uu Magacaabey..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (02-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdiqani-Cabdillahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-.

Read More