Somali News

Mukhtaar Roobow oo la sheegay inuu cuntada ka soomay

War soo baxaya ayaa sheegaya in sheekh Mukhtaar Rooboow Cali Abuu mansuur uu ku saddex ah ka soo manyahay cuntada sabab la xiriirta xariggiisa oo muddo sanad iyo bil laga joogo.

Sheekh Mukhtaar ayaa xabsi guri ku ah guri ku dhexyaalla villa soomaaliya halkaasi oo in muddo ah ku xabisanyahay.

Sidoo kale wadahadallada u dhaxeeyay sheekh Mukhtaar iyo dowladda soomaaliya ayaa in muddo ah hakad ku jiray waana sababta soo dedejisay ka soomo cuntada.

Xubno ka tirsan eheladiisa ayaa xogtaan u xaqiijiyay KNN