Day: January 6, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {06-01-2020}=Suuratu Xaj=Darsigii-07Aad-Q{410}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (06-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Axmed Siciid Axmed:- Farsamada:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Ciidamada Turkiga oo bilaabay in ay u dhaqaaqaan dhanka dalka Libya.

Madaxwaynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ciidamadiisu ay bilaabeen in ay u dhaqaaqaan dhanka dalka Libya kadib markii Baarlamaanka dalkiisa.

Read More
Somali News

Iran oo sheegtay in kawada baxayso heshiiskii xakamaynta hubka Niyukleerka

War qoraal ah oo ay soo saartay dowladda Iran ayay ku sheegtay in aanay hadda ka dib tixgelin doonin xayiraaddii tayeynta Uraniam-ka oo.

Read More
Somali News

WARKA Subax=8:00AM (06-01-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Kenya oo sheegtay in rag looga shakisan yahay Al-shabaab ay gacanta Ku dhigeen

Laamaha Amniga Kenya ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in ilaa 5 ruux ay u xireen weerarka khasaaraha badan dhaliyey ee shalay Xubno.

Read More
Somali News

Baaritaano ka socda Gaalkacyo

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax xalay ka dhacay Magaalada gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Qaraxa ayaa la sheegay in.

Read More
Somali News

Mareykanka oo xaqiijiyay in khasaaro uu ka soo gaaray weerarkii Lamu

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Difaaca Mareykanka ayaa si rasmi ah lagu faahfaahiyay weerarkii shalay ka dhacay deegaanka Lamuu. Weerarkii.

Read More