Day: January 6, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (06-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Cabdiwali Abuukar.

Read More
Barnaamijyo Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {06-01-2020}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:–

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (06=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

Amar lagu soo rogey dadka reer Gurceel

Gurceel-KNN-Warqad ka soo baxday maamulka degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud ayaa lagu amray in aan Hotelada iyo goobaha dadku ku kulmo lagu qaban.

Read More
Somali News

Madaxweyne Trump oo u hanjabay Dowladda Ciraaq

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa ku hanjabay in cunaqabateyn aad u ballaaran uu kusoo rogi doona Dowladda Ciraaq, haddii ay dhaqangeliso qaraar uu.

Read More
Somali News

Iran oo shaacisay tallaabada ay ugu aargudi doonto dilka Qasem Suleimani

Muqdisho-KNN-Lataliyaha arrimaha militeriga ee hoggaamiyaha Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay telefishenka CNN ee dalka Mareykanka waxaa uu.

Read More
Somali News

Koonfur Galbeed oo shaacisay inta ay noqonayaan golaha deegaanka Diinsoor

Baydhabo-KNN-Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaacisay tirada la rabo inay ka koob naadaan golaha deegaanka ee loo sameynayo.

Read More
Somali News

Qorshe lagu cirib tiraayo khatar dilaacday oo ka bilaawday duleedka Dhuusamareeb, Sawirro

Dhuusamareeb-KNN-Wasaaradda Beeraha Dowlad goboleedka Galmudug oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay deegaano hoos taga magaalada Dhuusamareeb ka bilaabeen qorshe lagula.

Read More
Somali News

Maxkamadda ciidamada Puntland oo dil ku xukuntay askari horay dil u geystey

Garowe-KNN-Maxkamadda racfaanka ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa dil toogasho ku xukuntay Axmed Aadan Maxamed Gaagaale oo ku eedaysnaa dilka taliyihii garoonka magaalada.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (06-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Cumar.

Read More