Day: January 7, 2020
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (07-01-2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Ciidamada NISA oo maanta gudaha u galay deegaan lagu arkay Al-Shabaab

Kolonyo ka tirsan ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ( NISA) ayaa waxaa ay gaareen deegaanka Barujeed oo ka tirsan gobolka Galgaduud..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (07-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdiqani-Cabdillahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad :-.

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay Gaarisa

Wararka ka imaanaya deegaan lagu magacaabo sareedo oo hoostaga mgaalada Gaarisa ee ka tirsan gobolka  waqooyi bari kenya ayaa waxay sheegayaan in kooxo.

Read More
Somali News

Mustafe Cagjar oo balan qaaday inuu somaliland kala hadli doono sidii loo siideyn lahaa weriye Coldoon

War qoraal ah oo lagu daabacay barta Facebook-ga Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar ayaa sheegay in ay Soomaaliland kala hadlayaan sidii xurriyadiisa.

Read More
Somali News

Wasiirka arimaha dibada oo la kulmay dhiggiisa Sucuudiga

Wasiirka Arrimaha Dibada xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa Magaalada Riyaad ee dalka Sacuudiga kula kulmay Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Binu.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (07-01-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {07-01-2020}=Suuratu Xaj=Darsigii-08Aad-Q{411}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Duqeyn lagu dilay xubno Al-shabaab ah

Diyaarado dagaal ayaa xalay waxaa ay duqeymo ka fuliyeen xarumo ay Ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo Ku yaala gobolada Jubbooyinka. Dadka.

Read More
Somali News

Jeneraal Qasem Suleimani oo maanta la aasayo

Waxaa maanta lagu wadaa in Koonfurta bari ee dalka Iran lagu aaso Jeneraal Qasem Suleimani oo madax ka ahaa ciidamada Quds ee Iran,.

Read More