Day: January 7, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Xog Wareysi (07=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Uncategorized

Qarax ay diyaarinayee Al Shabaab oo iyaga ku qarxay

Waraka caawa laga helaayo Degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe ayaa sheegaya in uu halkasi ka dhacay qarax xoogan oo laga maqlay guud.

Read More
Somali News

Shil diyaaradeed oo ka dhacay, wadanka Bakistaan

Midkamid diyaaradahaa ay leeyihiin militeriga wadanka Bakistaan ayaa  ku soo dhacday,   garoon  militeri  oo u dhaw magalada mainwali, diyaaradda ayaa waxaa tababar ku sameeyneyey, duuliyaal.

Read More
Uncategorized

Maraykanka oo markale Difaacay Dilkii uu u gaystay Taliyihii iiraan u dhashay Qasim Sulaymani.

Xoghayaha Arimaha Dibadda maraykanka Mike Pompeo ayaa goor dhaw waxaa uu markale difaacay Go’aankii uu saxiixay madaxwaynaha Maraykanka Doneld Trump ee jimcihii aynu.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Cadaalada Soomaaliya oo kormeeray xabsiga dhexe

Wasiirka Cadaalada Xukumaada Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka warbixiyey kormeer oo maanta ku tagay xabsiga dhexe ee Xamar iyo kulan oo la.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa FANKA {07-01-2020}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Fanka waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maryan Muxiyidiin.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN=8:00PM (07-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Maxamed Cali Maxamed Iyo Maslax.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanaagsan (07-01-2020)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanagsan ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Burhaan Diini.

Read More
Kalamaan

Xubinta Kalamaan Ee Radio Kulmiye {07-01-2020}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Xubinta Kalamaan oo ah Xubinta Xiiso leh:- Xubinta Kalamaan:–

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (07=01=2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More