Day: January 14, 2020
Somali News

Turkey: “Jeneral Haftar ayaa muujiyey cidda dagaalka rabta”

Muqdisho-KNN-Wasiirka arrimaha dibedda Turkey, Mevlut Cavusoglu ayaa maanta sheegay in go’aanka uu Jeneral Khalifa Haftar, ee ah inuusan heshiis xabad joojin ah la.

Read More
Somali News

Jamhuuriga: “Way dhaceysaa maxkamadeynta Trump

Muqdisho-KNN-Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa kasoo horjeestay isku day la doonayo in lagu tuuro eedeymaha xil-ka-qaadis ee ka dhanka ah madaxweyne.

Read More
Somali News

Faah-faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay degaanka Ceelasha Biyaha

Muqdisho-KNN-Qarax xoog leh oo dhaliyey khasaare nafeed ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, sida ay noo xaqiijiyeen qaar.

Read More
Somali News

Foolkaanooyin hor leh oo laga digayo dalka Filibiin

Muqdisho-KNN-Madaxda sare ee Filibiin waxay ka digayaan foolkaanooyin hor leh oo sameeya duleedka caasimada dalkaasi  ka dib saacadihii lasoo dhaafay deegaanka Taal Volcano.

Read More
Somali News

Dhuusamareeb oo la ciirciiraysa loolanka Musharaxiinta iyo siyaasiyiin ku sii qul-qulaya

Dhuusamareeb-KNN-Waxaa magaalada Dhuusamareeb laga dareemayaa loolan adag oo u dhexeeya musharixiinta doonaya in ay xil ka qabtaan maamulka Galmudug, iyadoona  magaalada ay ku.

Read More
Somali News

Dagaal beeleed khasaare badani ka dhashay oo ka socda waqooyiga gobolka Galgaduud

Cadaado-KNN-Inta la xaqiijiyey seddax ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badana dhaawacyo ayaa ka soo gaaray dagaal saakay ka bilaawday deegaan lagu.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (14-01-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:-Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (14-01-2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nur {Barakaad}: Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
News in English

Government troops arrest a judge and fighters, retake significant village from Al-shabaab

Mogadishu-KNN-Somali Special Forces, Danab have seized Toratorow, an Al-Shabaab stronghold town on Monday. Backed by US troops the Somali forces attacked group’s positions.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay suldaanka cusub ee Cumaan

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo  ku sugan Dalka Cuman ayaa waxaa uu kulan la qaatay Suldaanka Cusub.

Read More