Day: August 4, 2020
Somali News

Boqolaal ruux oo dibad bax ka dhigay dalka Thailand.

Dalka Thailand waxaa ka dhacay dibad bax looga soo horjeedo dowladda wadankaasi sigaar ah boqorka. Dad u hadlay dibad baxyaasha ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Israel oo duqeymo ka geysatay gudaha Suuriya.

Maamulka Israel ayaa duqeemo ka gaystay gudaha dalka Suuriya sigaar ah waxaa loo bartilmaamayd saday saldhig milatari. Milatariga Israel waa uu xaqiijiyay weerarka.

Read More
Somali News

Diyaarad ay leedahay Kenya oo ku burburtay Garoonka Dhoobley

Sida uu soo sheegaya weriyaha KNN ee gobolka Jubbada Hoose, diyaarad ay leeyihiin Ciidamada  Kenya ayaa ku burburtay Garoonka diyaaraddaha ee magaalada Dhoobley.

Read More
Barnaamijyo

WARKA SUBAX 8:00 AM (04-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Deni oo maanta ku wajahan deegaano ka tirsan gobolka Mudug

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wefdi uu hoggaaminayo, ayaa Maanta oo Talaado ah ku wajahan magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug..

Read More
Somali News

Shir lagu dhex dhexaadinayo beelo ku dagaalamay gobolka Sool oo ka socda gobolkaasi

Wararka ka imaanaya Deegaanka Saaxdheer ee Koofurta Gobolka Sool ayaa waxaa ka socota qaban-qaabadii u dambaysay ee Wejiga labaad ee dhammaystirka Nabadaynta Beelihii.

Read More
Somali News

Galmudug oo canshuur ku soo rogtay, goobaha ganacsiga iyo guryaha ay degan yihiin dadka shacabka

Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa canshuur ku soo rogtay dhamaan goobaha ganacsiga, guryaha ay degan shacabka , gaadiidka dadweynaha iyo waxyaabaha la.

Read More