Day: August 4, 2020
Somali News

Turkiga oo si adag uga carooday heshiis ay saxiixday shirkad Mareykan ah

Ankara-KNN-Turkiga ayaa ka soo horjeestay heshiis dhex maray xoogagga Kurdiyiinta ee waqooyiga bari Syria iyo shirkad shidaal oo Mareykanka laga leeyahay, heshiiskaasi oo.

Read More
Somali News

Xildhibaano ka tirsan BF oo abaabulaya qorshe mudo kororsi ah inta aan la magacaabin R/wasaare

Muqdisho-KNN-Warar ay heshay KNN ayaa sheegaya in Xildhibaano ka tirsan  Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ay maalmaha soo socda muddo kordhin hal sano ama.

Read More
Somali News

Daacish oo qirtay in buuraleyda Puntland looga dilay sarkaal sare

Garowe-KNN-Dagaalameyaasha Daacish ayaa waxay qirteen sarkaal ajnabi ah oo looga dilay duqeyn dhanka cirka ah, taas oo diyaaradaha Mareykanka ka fuliyeen buuraleyda Goolis.

Read More
Somali News

Maraykanka iyo ururka Taliban oo heshiis xabad joojin ah mar kale kala saxiixday

Doxa-KNN-Xoghayaha arrimaha dibbadda Maraykanka Mike Pompeo oo qadka internet-ka kula hadlay madaxa wadahadallada u qaabilsan ururka Taliban Mullah Baradar Akunda ayaa waxaa uu.

Read More
Somali News

Filibiin: Malaayiin qofood oo lagu amaray inay guryahooda joogaan + Sababta

Manila-KNN-Dowladda Filibiin ayaa bandow mar kale kusoo rogtay inta badan magaalooyinka dalkaas oo ay ku jirto magaalada caasimadda ah ee Manila, kadib markii.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (03-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (04-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamed.

Read More
Somali News

Jubbaland oo sharci daro ku tilmaamtay ansixinta golaha adeega garsoorka

Maamul goboleedka  Jubbaland ayaa ka soo horjeystay guddiyadii ay ansixiyeen golaha wasiirada Soomaaliya ee dhawaan ay kalsanoodii ay kala laabteen xildhibanadda golaha shacabka.

Read More