Day: August 8, 2020
Somali News

Xisbiga Wadani oo si adag uga hadlay xariga Cabdi-Manaan Yuusuf

Hargeysa-KNN-Xisbiga muraacadka ah ee Wadani ee Somaliland ayaa ka hadlay xariga ay xukuumadda Somaliland u geysatay agaasimihii Astaan TV ee deegaanada Somaliland. Afhayeenka.

Read More
Somali News

Howlgallo ka socda Gurceel iyo Al-Shabaab oo soo gaaray deegaano hoos taga

Gurceel-KNN-Degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud waxaa xalay illa maanta ka socda howlgallo ay sameynayaan ciidamada dowladda Soomaaliya, kadib weerar xalay ka dhacay guri.

Read More
Somali News

Faahfaahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax is-miidaamin ah oo dagaalamayaasha Al-Shabaab ay barqadii maanta ka fuliyeen xarunta ciidamada militeriga Soomaaliya qeybta 27-aad ay ku leeyihiin Muqdisho ayaa waxaa.

Read More
Somali News

Dowladda Turkiga oo dib u dhiseysa dekedda magaalada Beirut oo ku burburtay qaraxyadii ka dhacay

Beirut-KNN-Madaxweyne ku xigeenka Turkiga Fuat Oktay ayaa hadal uu jeediyey ka dib kulan uu la qaatay Madaxweynaha Lubnaan Michel Aoun waxa uu sheegay.

Read More
Somali News

Mareykanka oo digniin u diray Shiinaha, Ruushka iyo Iran

Muqdisho-KNN-Mas’uul sare oo ka tirsan sirdoonka Mareykanka ayaa digniin u diray waddamada doonaya iney saameyn ku yeeshaan doorashada madaxweynaha dalka Mareykanka ee sanadkan.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (08-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Somali News

QM oo warbixin kasoo saartay nus malyuun dad ka badan oo ku barakacay gudaha Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Hey’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha qaxootiga ee UNHCR ayaa soo bandhigtay warbixin ku saabsan dadka ku barakacay gudaha Soomaaliya intii ay da’ayeen.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (08-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (08-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdillahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Qarax goor dhaw ka dhacay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Qarax xoog leh ayaa goor dhaw ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka isgoyska Baar-Ayaan ee degmada Warta-nabadda. Si gaar ah wararku waxa.

Read More