Day: August 8, 2020
Somali News

Faah-faahino ka soo baxaya weerarro ay Al-Shabaab ka fuliyeen Luuq iyo Baarsanguuni

Kismaayo-KNN-Faah-faahino dheraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo xalay ay dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig.

Read More
Somali News

Jubbaland oo faahfaahisay khasaare naf iyo maalba leh oo ka dhashay roob dabeylo watay

Kismaayo-KNN-Mamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday khasaare hor leh oo ka dhashay  dabaylo roob watay oo maalmihii dambe ka da’ayey xeebaha gobolka Jubbada.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {08-08-2020}=Suuratu faadir Darsigii-09aad-Q{559}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More
Somali News

Dowladda Mareykanka oo cunaqabateyn saartay hoggaamiyaha Hong Kong

Muqdisho-KNN-Maamulka madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa cunaqabateen kusoo rogay hoggaamiyaha ismaamulka Hong Kong Carrie Lam iyo 10 qofood oo kale, kuwaas oo ka.

Read More
Somali News

Khasaaraha ka dhashay shilka diyaaradii ku bur-burtay Hindiya oo kordhay

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 18-qof ayaa dimatay halka in kabadan 100 ruuxna ay dhaawacmeen, kadib markii diyaarad ay lasocdeen ay ku bur burtay magaalo ku.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Maxuu yahay ajandaha kulanka maanta ee golaha shacabka?

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta jira kulankii xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, sida lagu wargeliyey xildhibaanada. Ajendaha kulanka maanta xildhibaanada golaha shacabka ayaa ah. Akhrinta.

Read More
Somali News

Weerar ka dhacay guri sarkaal ka tirsan NISA uu ka deganaa Gurceel

Gurceel-KNN-Weerar loo adeegsaday bambo gacmeed ayaa xalay lagu qaaday guri uu degmada Gurceel ee gobolka Galgaduud ka deganyahay sarlkaal ka tirsan Nabad sugidda.

Read More
Somali News

Faah-Faahin: Khasaaraha ka dhashay shilkii diyaaradda Air India oo siday 191-qofood

Muqdisho-KNN-Mid ka mid ah diyaaradaha shirkadda Air Indian Express, oo ay la socdeen 191 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha.

Read More