Day: August 19, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (19-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabi Sataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Somali News

Maxkamad la soo taagay nin loo haysto dilkii Rafiiq Xariiri

Maxkamadda ay qaramada midoobay gacanta ku hayso ayaa xukun ku ridday nin ka tirsanaa maleeshiyada Xizbullah kaddib marki lagu helay inuu ku lug.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (19-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Afhayeenka gobolka banaadir” Baaritaano amni ayaa ka bilaaban doono Muqdisho

Kulan ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Mas’uuliyiinta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa waxaa looga hadlay sidii loo sugi lahaa ammaanka caasimada Muqdisho, kadib weerarkii.

Read More
Somali News

Ayax badan oo ku habsaday deegaannada Soomaaliland

Ayax tiro badan oo malaayiin ah ayaa ku degey magaaladda Hargeysa, meelo ay kamid yihiin madaxtooyadda Somaliland iyo wasaaradda beeraha ayuu si weyn.

Read More
Somali News

Madaxweynaha dalka oo iscasilay, kadib markii xabsiga la dhigay

Madaxwaynihii dalka Mali Ibrahim Boubacar Keïta ayaa iscasilay, ka dib markii ay xireen militariga dalkaasi Talaadadii, waxaa sidaasi sheegay telefishinka qaranka dalkaasi. Khudabad.

Read More