Day: August 19, 2020
Somali News

Mucaaradka Burkina Faso oo isku raacaya heshiis cusub

Muqdisho-KNN-Mucaaradka Burkina Faaso ayaa isku raacay heshiis ah inay iska soo dhex saaraan hal musharrax oo la loollama Madaxweyne Roch Kaboré , wareegga.

Read More
Somali News

Bandow lagu soo rogay dalka Mali

Muqdisho-KNN-Hoggaamiyeyaasha Milatariga Mali ayaa amray in la xiro dhammaan xudduudaha dalkaas, iyagoo soo rogay bandow habeenkii ah, sida uu ku dhawaaqay ku xigeenka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (19-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Maxamed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (19-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (19-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Maslax Abuukar Xaaji:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud.

Read More
Somali News

Banaanbax maanta ka dhacay Magaalada Baydhabo

Baydhabo-KNN-Dibadbax looga soo horjeedo Carruur yar yar oo dhawaan lagu faraxumeeyay gobolka Bay ayaa maanta waxaa uu ka dhacay  Magaalada Baydhabo ee Caasimadda.

Read More
Somali News

Milatariga Mali oo shaaca ka qaaday in ay soo dhisi doonaan dowlad KMG ah.

Milatariga dalka  Mali ayaa xukunka ka tuuray madaxweyne Ibrahim Boubacar Keïta, waxayna ballan qaadeen inay soo dhisayaan dowlad ku meel gaar ah kahor.

Read More
Somali News

Senator Fartaag oo DFS ku eedeeyay qaraxyada ka dhacay Gedo

Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah mudaneyaasha Aqalka Sare  oo la hadlay warbaahinta ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeyay in ay dhibaato.

Read More
Somali News

Dad loo qabtay qaraxii ka dhacay Beledweyne

Ciidamada ammaanka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa ay ku soo qabteen dad lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {19-08-2020}=Suuratu Yaasiin Darsigii-10aad-Q{569}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More