Day: August 30, 2020
Somali News

Boqolaal muhaajiriin ah oo la soo bad baadiyay

Muqdisho-KNN-Sida ay xaqiijisay hay’adda arrimaha Qaxootiga u qaabilsan Qaramada Midoobey ee UNHCR, boqolaal muhaajiriin ah ayaa laga soo bad baadiyay badda Meditranean-ka. Muhaajiriintan.

Read More
Somali News

Ku simaha raysal wasaaraha dalka oo kulan la qaatay xubno ka tirsan Golaha wasiirrada

Muqdisho-KNN-Ku simaha raysal wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar, ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka tirsan golaha wasiirrada iyo dad kale oo.

Read More
Somali News

Booliska Hirshabeelle oo gacanta ku soo dhigay Aabe dilay wiilkiisa

Muqdisho-KNN-Warar aan helnay ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska Hirshabeelle ay gacanta ku soo dhigeen Aabe wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar. Aabahan oo lagu.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo dhaq dhaqaaqyo ka wada duleedka Ceelbuur

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya deegaano hoostaga degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta  dagaalamayaasha Al-Shabaab ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadaan deegaanka.

Read More
Somali News

Iska hor imaad dhaliyay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gobolka Mudug

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta uu ka dhacay Iska hor imaad, kaas oo uu ka dhashay khasaare iskugu.

Read More
Somali News

Madaxweyne Trump oo booqasho ku tagay magaalo ay rabshado ka socdaan

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho ku tagaya magaalada Kenosha oo ay maalmihi u dambeeyey ka socdeen mudaharaadyo rabshada wata, oo ka dhashay.

Read More
Somali News

Mudaharaadyo ka dhashay kitaab Qur’aan ah oo la gubay

Muqdisho-KNN-Dibadbaxayaasha ka soo horjeeda gubista Kitaabka Quraanka ee taageerayaasha garabka midig ee Sweden iyo booliska ayaa isku dhacay intii lagu jiray saacado badan.

Read More
Somali News

Deni oo magacaabay xubno ka tirsan maxkamada sare ee Puntland

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa uu magacaabay xubno ka mid ah maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida iyo dembiyada.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (30-08-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Axmed.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (30-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More