Day: August 30, 2020
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (30-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

DFS oo Qaramada Midoobay u gudbisay cabasho ka dhan ah xafiiska UNSOM ee Soomaaliya

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya  Qaramada Midoobay ayaa sheegay in la gaaray waqtigii dib u qiimeyn lagu sameyn lahaa waajibaadka xafiiska Qaramada Midoobay ee.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose.

Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen saldhiggyo ay ciidamada Jubbaland iyo Kenya ay ku leeyihiin deegaanno ka tirsan magaalooyinka.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {30-08-2020}=Suuratu safaaat Darsigii-07aad-Q{577}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-08-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Jenaraal Indha Cadde oo ka hadlay amni darada Muqdisho

General Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cadde) oo ka mid ah Saraakiishii hore ee Dowladda Soomaaliya oo la hadlay KNN ayaa waxaa uu si.

Read More
Somali News

Tirada dadka Covid 19 ugu geeriyooday Brazil oo korortay

Wasaaradda Caafimaadka ee wadanka Brazil ayaa sheegtay in 24’kii saac ee ugu danbeeyay ladiiwaan galiyay 758 ruux oo u dhimatay xanuunka Covid-19. Sidoo.

Read More
Somali News

Boqolaal ruux oo lagu xir xiray dibad bax xoogan oo ka dhacay Jarmalka.

Booliska dalka Jarmalka ayaa xabsiga u taxaabay illaa iyo 300 oo ruux intii ay socdeen dibad baxyo xoogan oo wadankaasi ka dhacay. ku.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (30-08-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Deni iyo Axmed Madoobe oo ku soo wajahan Muqdisho

Madaxweyneyaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland, Saciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam, ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan ay soo gaaraan magaalada.

Read More