Day: October 4, 2020
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Eriteria

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa goordhow gaaray magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea, halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey..

Read More
Somali News

Dagaal mar kale ka bilawday xaduuda ay wadaagaan dalalka Asarbijan iyo Armenia

Muqdisho-KNN- Ciidamada dalalka Azerbijan iyo Armenia ayaa mar kale maanta ku dagaalamay gobolka ay ku dagaalamayaan ee Nagorno-Karabakh ayadoo labada dawladoodba ay midba.

Read More
Somali News

Kheyre oo markii u horeysay dibadda u safray tan iyo markii xilka laga qaaday

Muqdisho-KNN-Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta safarkiisii ugu horeeyay dalka uga baxay tan iyo markii xilka laga qaaday 25-kii.

Read More
Somali News

Muslimiin badan oo maanta loo fasaxay inay ku cimraystaan magaalooyinka barakaysan ee Mako iyo Madiino

Muqdisho-KNN- Tiro yar oo Muslimiin ah ayaa maanta loo ogolaaday inay galaan gudaha masaajida barakaysan ee xaramka ku yaala kadib markii xukuumadda Sacudigu.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (04-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (04-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {04-10-2020}=Suuratu zumar Darsigii-8aad-Q{602}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Faah-faahino ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ka dhacay Kismaayo

Kismaayo-KNN-Inta la xaqiijiyey shan qof oo shacab ah ayey dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen qarax loo adeegsaday Bam-gacmeed oo xalay ka dhacay.

Read More