Day: October 4, 2020
Somali News

Rooble oo safarkiisii u horeeyay dibadda maanta u baxaya tan iyo markii la magacaabay

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan warar hoose oo aan ka helnay madaxtooyada Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu maanta oo Axad ah.

Read More
Somali News

Dibad-baxyada looga soo horjeedo R/wasaaraha Yahuuda oo sii xoogeysanaya

Kumanaan ruux ayaa wali Israel kawado dibad baxyo xoogan oo looga soo horjeedo Ra’iisul Wasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu. Dibad baxyada oo galay todobaadkii.

Read More
Somali News

UK oo laga diiwaan geliyay in ka badan 10,000 kun oo kiis

Muqdisho-KNN-Dowladda UK ayaa ku dhawaaqday in dalkaasi laga diiwaan galiyay in kabadan 10,000 oo kiis oo xaaladaha cusub ee xanuunka Covid-19 ah. Tirada.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (04-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Daawo: Trump oo loo qabtay 48-saac muuqaalna iska soo duubay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo duubay muuqaal uu uga hadlayo xaaladdiisa caafimaad, isagoo ku jira isbitaalka Walter Reed oo la seexiyey, kadib.

Read More