Day: October 10, 2020
News in English

Ex-PM Galaydh was poisoned, family says, call for probe

Mogadishu-KNN-The family of the departed former Prime Minister of Somalia Ali Khalif Galaydh has called for a probe over the death of their.

Read More
Somali News

Meydka Cali Khaliif oo Muqdisho la keenay iyo aas Qaran oo loo sameynayo

Muqdisho-KNN-Waxaa goor dhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay meydka Allaha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galayr, oo khamiistii ku geeriyooday.

Read More
Somali News

Khamri badan oo maanta lagu gubay Beledweyne iyo mas’uuliyiin ka hadlay

Beledweyne-KNN-Ciidamada booliska magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa gacanta ku dhigay dhalooyin Khamri ah oo gaaraya 197-dhalo, kuwaas oo lagu dhex qariyay raashin,.

Read More
Somali News

Kenya oo dagaal ugu hanjabtay ciidamada Soomaaliya hadii ay dhacdo rabshad dambe

Muqdisho-KNN-Dowladda Kenya ayaa qoraal digniin iyo hanjabaad ah usoo dirtay dowladda federaalka Soomaaliya, sida uu shaaciyey wargeyska African Intelligence. Wargeyska ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Haweeney dooneysay inay is qarxiso oo lagu qabtay dalka Filibiin

Manila-KNN-Militaryga dalka Filibiin ayaa sheegay inay qabteen haweeney doonaysay inay isku isku qarxiso bar ay degenyihiin ciidamada dalkaas oo ku taalla magaalo dhacda.

Read More
Somali News

Amenia iyo Azerbaijan oo gaaray heshiis xabbad joojin ah

Iyadoo ay dhexdhexaadineyso Russia, ayaa dalalka Armenia iyo Azerbaijan waxa ay ku heshiiyeen xabbad-joojin maanta oo Sabti ah ka bilaabata gobolka Nagorno-Karabakh ka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (10-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (10-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Somali News

Afmadow: Golaha deegaanka oo soo doortay guddoomiye cusub

Afmadow-KNN-Doorasho loogu tartamayey guddoomiyaha degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa goor dhaw soo gaba-gabowday, waxaana lagu dhawaaqay natiijadeeda. Doorashadaas ayaa waxaa ku.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (10-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More