Day: October 10, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {10-10-2020}= Suuratu gaafir Darsigii-3aad-Q{605}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (10-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Meydka Cali Khaliif oo Muqdisho la keenayo iyo baaritaano bilaawday

Muqdisho-KNN-Allaha u naxaristee meydka ra’iisul wasarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Khasliif Galeyr ayaa maanta lagu wadaa in lasoo gaarsiiyo magaalada Muqdisho si.

Read More
Somali News

DF Somalia oo war ka soo saartay abaalmarinta WFP

Muqdisho-KNN-Sii-hayaha wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Xamsa Sacid Xamsa ayaa hambalyo u diray barnaamijka cuntada Adduunka Qaramada Midoobay ee WFP oo sanadkan.

Read More
Somali News

UK oo u yeeratay safiirkeeda Belarus xilli ay ka sii dareyso xaaladda dalkaas

Muqdisho-KNN-Boqortooyada UK ayaa si kumeel gaar ah ugu yeeratay safiirkeeda wadanka Belarus waqti ay sii kordheyso xiisada siyaasadeed ee ka taagan wadankaasi. Mas’uuliyiinta.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (10-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Wada-hadallo Moscow uga bilaawday Armenia iyo Azerbaijan

Muqdisho-KNN-Armenia iyo Azerbaijan ayaa ku heshiiyay xabad joojin ku meel gaar ah ka dib dagaalkii labada dal ee gobolka lagu muransanyahay ee Nagorno-Karabakh..

Read More