Day: October 12, 2020
Somali News

Ayax ku habsaday deegaano badan oo ka tirsan Galmudug

Ayax cusub oo raxan raxan u socda ayaa ku habsaday dhul ballaaran oo ku yaalla deegaannada Galmudug kaas oo dhibaato ba’an gaarsiiyay beerihii.

Read More
Somali News

Madaxweynihii 28-ka sano soo xukumayey Tajikistan oo mar kale guul qarka u saaran

Muqdisho-KNN-Warar hordhac ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in hoggaamiyaha dalka Tajikistan Emomali Rahmon la ogaaday in natiijo wanaagsan uu ka heysto doorashooyin.

Read More
Somali News

Baaq deg deg ah oo ka dhan ah xadgudubyada ciidamada Myanmar oo loo diray QM

Hey’ada u dooda xuquuqda aadanaha  ee Amnesty International ayaa  ugu baaqday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay tallaabo deg deg ah ka qaadaan.

Read More
Somali News

Maxkamada ciidamada oo xukun ku riday xubno ka tirsan Al-Shabaab.

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun ku riday labo nin oo lagu eedeeyay Al-shabaab. Xasan Cabdi Aadan Nuur.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (12-10-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
News in English

Jalalaqsi mayor Mohamed Nur escapes grenade attack on his home

Jalalqsi town mayor Mohamed Nur has escaped an attack on his residence after unknown assailants hurled granades.  Police in the central Somalia town.

Read More
News in English

Somali pirates operate in Nigeria’s territorial waters – official

Director-General of the Nigerian Maritime Administration and Safety Agency, Dr Bashir Jamoh, has said that Somali pirates are now active in Nigeria’s territorial.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (12-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (12-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Xuska maalinta Calanka Soomaaliyeed?

Maanta oo ah 12ka Oktoobar  waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 66aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la soo bandhigay.

Read More