Day: October 12, 2020
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {12-10-2020}= Suuratu gaafir Darsigii-4aad-Q{606}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (12-10-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdullaahi Kulmiye Caddow:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad:-.

Read More
Somali News

Q.M oo walaac ka muujisay Canshuurta ay qaadaan Al-Shabaab

Qaramada Midoobay ayaa walaac xoogan ka muujinaysa in Al-Shabaab hada  dakhliga ay helayaan uu sii balaaran karo, iyadoona canshuuraha ay ka qaadayaan magaalooyinka.

Read More
Somali News

Jubbaland oo digniin u diray ciidamada ammaanka.

Maxamed Sheekh Cismaan Xeer ilaaliyaha guud ee  maamulka  Jubbaland  oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu si kulul ugu hadlay fal dambiyeed ka.

Read More
Somali News

Dadka ku nool magaalo ku taalo Shiinaha oo laga baarayo Covid 19

Masuuliyiinta wadanka Shiinaha gaar ahaan gobolka “JIINDAAW”ayaa sheegay in wixii manta ka danbeeyo dadka ku nool magaaladaasi laga baarayo Fayraska-Karona. Dadka ku nool.

Read More
Somali News

Booliska iyo dibad baxyaasha Belarus oo markale isku dhacay.

Booliska rabshadaha ka hor taga ee wadanka Belarus ayaa dhuumo biyo ah u adeegsaday si ay ukala ceeriyaan dibad baxyaal kasoo hor jeeday.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (12-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Baaritaano saakay ka socda Degmada Baraawe.

Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada xoogga Soomaaliya ay saakay howlgallo ka wadeen wadooyinka soo gaala degmada.

Read More
Somali News

Madaafiic lagu garaacay saldhig Itoobiya ay ku leeyihiin Qansax-dheere

Wararka ka imaanaya gobolka Baay ayaa sheegaya in Al-Shabaab ay weerar madaafiic ah ku weerareen saldhig ay ciidamada Itoobiya ku leeyihiin deegaano ka.

Read More
Somali News

Wasiir Cawad oo la kulmay James Swan.

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukumadda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa la kulmay Ergayga Qaramada Midoobay.

Read More