Day: October 18, 2020
Somali News

Laba qofood oo lagu dilay deegaan ka tirsan G/Mudug

Gaalkacyo-KNN-Wararka aan ka heleyno deegaanka Saaxo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba qof oo shacab ah halkaas lagu dilay. Dilka labadaas ruux.

Read More
Somali News

Maxuu salka ku hayaa socdaalka Taliyaha xoogga dalka ee G/Gedo?

Garbahaarey-KNN-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Jeneraal Odowaa Yuussuf Raage oo mudooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa gobolka Gedo ayaa saacadihii u dambeeyay gaaray magaalada.

Read More
Somali News

Ciidamo ka tirsan Puntland oo xoog kula wareegay xarun wasaaradeed

Boosaaso-KNN-Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa saakay oo Axad ah xoog kula wareegay xarunta wasaaradda kalluumeysiga Puntland ay ku leedahay magaalada Boosaaso. Ciidamadan.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (18-10-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

NISA oo xalay afduubatay Weriye C/llaahi Kulmiye Cadow

Muqdisho-KNN-Ciidamada Nabad sugidda Soomaaliya ayaa xalay hoygiisa uu Muqdisho ka deganaa kala baxay Weriye Cabdullahi Kulmiye Cadoow oo ka tirsan shaqaalaha KNN. Lama.

Read More
Somali News

Dalalka Azerbaijan iyo Armenia oo heshiis cusub gaaray

Dalalka Azerbaijan iy Armenia ayaa gaaray heshiis cusub oo xabbad joojin ah xilli dambe Sabtidii Xalay, taas oo ah isku daygii labaad ee.

Read More