Day: November 1, 2020
Somali News

Amar la duldhigay Ciidamada ka howlgalla deegaannada Koofur Galbeed

Beydhabo-KNN-Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah Baydhabo ugu qabteen Taliyaha qeybta 60aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, Taliyaha qeybta Booliska gobolka.

Read More
Somali News

Somaliland oo sharuud ku xirtay in ay ka laabato go’aankii ay ku hakisay howlaha Q.M.

Hargeysa-KNN-Somaliland ayaa Qaramada Midoobay ka dalbatay in ay ula macaamisho dalka ka madax banaan Soomaaliya, si ay uga laabato go’aankeedii ay ku joojisay.

Read More
Somali News

Koofur Galbeed oo cabsi ka qabta ayax ku degay deegaannada maamulkaasi

Beydhabo-KNN-Inta badan dhul beereedka gobolka Bakool ayaa waxaa ka da’ay roobka dayrta, inkastoo meelaha qaar ay roob la’aan tahay, islamarkaana uu Ayax faro.

Read More
Somali News

Weerar loo adeegsaday toorey oo ka dhacay Dalka Canada.

Ugu yaraan laba qof ayaa toorey lagu diley, shan kalena waa lagu dhaawacay magaalada Quebec ee dalka Canada. Booliska ayaa dadka u sheegay.

Read More
Somali News

Xujayda cumraysanaysa oo loo fasaxay dhulka barakaysan.

Qiyaastii 10 kun oo qof ayaa loo ogolaaday inay tagaan dhulka barakaysan ee Xaramaynka si usoo cimraystaan. Wasaaradda xajka ee Sacuudiga ayaa sheegtay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdicasiis.

Read More
Barnaamijyo

Bar Ciyaaraha 01 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Hanad Maxamed Karaama:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore Sheekh Shariif oo maanta gaaray Jowhar

Muqdisho-KNN-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabelle. Sheekh Shariif ayaan dhowrkii sano ee.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Faarax C/llaahi Aadan.

Read More
Somali News

Yuu u dhaxeeyey iska hor-imaadkii dadku ku dhintay ee ka dhacay bartamaha Muqdisho?

Muqdisho-KNN-Isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho waxaa saakay ka dhacay iska hor-imaad dhex-maray koox hubeysan oo aan weli la shaacin cidda ay ka tirsanyihiin.

Read More