Day: November 5, 2020
Somali News

Lafta gareen oo magacaabay guddiga doorashada heer dowlad goboleed

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay guddiga doorashooyinka heer Dowlad-goboleed ee Koofur Galbeed Soomaaliya kuwaas oo maamuli doona.

Read More
Somali News

Cabdi Xaashi oo ka horyimid Guddiga uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble

War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaah Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble.

Read More
Somali News

Itoobiya oo xaalad degdeg ah ku soo rogtay gobolka ismaamulka Tigray-ga

Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay gobolka Tigray ee Waqooyiga dalkaasi Itoobiya, kaddib markii Ra’iisal Wasaare Abiy.

Read More
Somali News

James Swan iyo Biixi oo ka wadahadlay soo celinta wada shaqaynta labada dhinac

Qaramada Midoobay iyo xukuumadda  Somaliland ayaa bilaabay wadahadal ku saabsan shuruudo cusub oo u oggolaanaya UN-ka iyo hay’adaheeda inay si gooni gooni ah.

Read More
Somali News

Ciidamad Kenya oo duqeymo ka fuliyay gobolka Gedo.

Wararka ka imaanaya gobolka gedo ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay markale duqeymo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi. Weerarka ayaa.

Read More
Somali News

Dadaaladii xalka loogu raadinayay muranka wabiga Nile oo mar kale guul daraystay.

Dalalka Masar, Itoobiya iyo Suudaan ayaa markale ku guul daraystay in ay xal ka gaaraan muranka sanooyinka soo taagan ee laxariira biya xirka.

Read More
Somali News

In kabadan 100,000 oo ruux oo maalin qura dalka Maraykanka kula dhacay Corona Virus

In kabadan 100,000 oo  kiis oo ah xaaladaha cusub ee xanuunka Covid-19 ayaa laga diiwaan galiyay wadanka Mareykanka 24’kii saac ee ugu danbeeyay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-11-2020)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha 05 11 2020

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur {Barakaad}:- Farsamadii:-Deeqo Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (05-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkaan idin kaga soo jeedin doono:Cali Ibraahim Cabdulaahi {Suxeyf}:- Farsamadii:-Maxamad Dalal.

Read More