Day: November 5, 2020
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (05-11-2020)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

R/Wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddiyada doorashooyinka heer federaal

Ra’iisul Wasaaraha xukuumada federalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka iyo Xallinta iyo Khilafaadka ee heer Federaal. Guddiyadan oo ka kooban.

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble oo kormeeray howlaha biyaha looga qaadayo jidadka caasimadda.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS mudne Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeeray qaar ka mid ah jidadka muhiimka ah ee caasimadda ee laga dhurayo biyaha.

Read More
Somali News

Ciidamo ka socda Ghana oo soo gaaray Muqdisho

AMISOM ayaa sheegtay in ciidan cusub oo boolis ah kuwaas oo ka yimi dalka Ghana ay Muqdisho soo gaareen. Ciidankan oo qeyb ka.

Read More