Day: November 5, 2020
Somali News

Q.M oo ku baaqday in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa ku baaqay in la dejiyo xiisadda ka taagan dalka Itoobiya laguna xalliyo  qaab nabaeeed khilaafaadka.

Read More
Somali News

Abiy Ahmed oo wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee gobolka Tigreega

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee ka dhanka ah gobolka Tigreega inkasta.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {05-11-2020}= Suuratu Zukhruf Darsigii 4aad-Q{625}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Somali News

Dibadbaxyo ka socda Minneapolis iyo magaalooyin kale

Dibadbaxyo ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood, iyadoo xiisadda tirinta codadka gobollada lagu hardamayo ay sii kululaaneyso. Booliiska magaalada Minneapolis ayaa xiray dad.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (05-11-2020)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdulaahi {Suxeyf}:- Farsamadii:-Maxamad Dalal.

Read More
Somali News

Hay’adda Human Rights Watch oo war ka soo saartay xaaladda ka aloosan gobolka Tigreega

“Iyada oo laga jawaabaya dhacdooyinka ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya, oo ay ka mid yihiin carqaladeynta dowladda federaalka ee shabakadaha isgaarsiinta ee.

Read More
Somali News

Baarlamaanka Hirshabelle oo kulan ku yeelanaya Jowhar.

Xildhibaannada Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta kulankooda ugu horeeyay lagu wadaa  in ay kulan ku yeeshaan magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe, kadib doorashadii.

Read More
Somali News

Taliye Xijaar oo kulamo ka bilaabay deegaano ka tirsan gobolka Bari.

Wafdi uu hogaminayay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliya Genaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo Wasiirdulaha Wasaraadda Maaliyadda Soomaliya Mudane Xildhibaan Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa.

Read More
Somali News

Masar oo Macallin lagu eedeeyay in uu aflagaadeeyay Nebiga tallaabo ka qaaday

Barafasoor maaddada cilmiga bulshada ka dhiga jaamacad ku taalla magaalada Alexandria ee dalka Masar ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii la sheegay.

Read More
Somali News

J. Biden oo aad ugu dhaw in uu noqdo madaxwaynaha wadanka Mareykanka.

Wali waxaa ka soconaya qaybo kamid ah wadanka Mareykanka tirinta codadkii laga dhiibtay doorashadii shalay. Tartanka ayaa u dhaxeeyo musharaxiinta kala ah madaxwaynaha.

Read More